header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Qur'an iyo Subac
Arab TV Live

Daawo xafladii London loogu sameeyay Diini Badda oo ka mida ahaa daafacyadii adkaa ee Soomaaliya | BISHAARO to Somalis in London (SOMALI CHALLENGE CUP tournament is open in Hayes) | Minneapolis/ St. Paul, ee tobaadka Soomaalida

Headlines

Daawo xafladii London loogu sameeyay Diini Badda oo ka mida ahaa daafacyadii adkaa ee Soomaaliya

image By Yusuf Yusuf May 11,2008
        Daawo xafladii London loogu sameeyay Diini Badda oo ka mida ahaa daafacyadii adkaa ee Soomaaliya, waxaana ka soo qayb galay ...
back pause forward Full story »

Latest News

By Mussa on January 22,2008

Kala soco halkan natiija maalmeedka kubbadda cagta aduunka


image  Akhristow: kala soco halkan, natiija maalmeedka cayaaraha kubadda cagta "Football, Soccer iyo Calcio" ee ka dhaca meel kasta aduunka, iyo goolasha la kala dhaliyey.  England - Premier League 05:13May 11  FTBirmingham C.4 - 1Blackburn R. FTChelsea1 - 1Bolton W. FTDerby County0 - 4Reading FTEverton3 - ... [full story]


By Yusuf Yusuf on May 08,2008

Bahda isboortiga Soomaalida West London oo casho sharaf ugu samaysay saaxiibo isboorti magaalada London ( Daawo Sawirada)


imageBahda isboortiga Soomaalida West London oo casho  sharaf ugu samaysay saaxiibo isboorti magaalada London ( Daawo Sawirada) Hani Restaurant oo ku yaal galbeedka magaalada London ee xaafada Earling ayaa xalayto casho sharaf  si heer sare ah loo soo agaasimay loogu qabtey ... [full story]


By Abdiaziz Godah on May 10,2008

Kobe Bryant oo noqday ciyaaryahankii ugu fiicnaa NBA:da sanadkan 2008


image Kubad qaybiyaha kooxda Los Angeles Lakers Kobe Bryant ayaa waxaa aqbalay sidii lawada sugaayeyba Tartanka NBA:da ee 2007-2008 ciyaaryahankii ugu fiicnaa MVP. Tan ayaa waxaa ay tahay midii noocan ah ee ugu horeeysey ee uu ku guulaysto Kobe Bryan.Bryan 29, ... [full story]


By Yusuf Yusuf on May 09,2008

O G E Y S I I S


imageWaxaa dhammaan la ogeysiinayaa qolooyinka hoos ku qoran ee  kala ah: Ciyaartoydii hore ee Kubada Cagta Somaaliya Maamulayaashii hore ee Kubada Cagta SomaaliyaGarsoorayaashii & Tababarayaashii hore ee Kubada Cagta SomaaliyaTaageerayaashii hore ee Kubada Cagta Somaaliya ee ku nool UK in uu jiri doono ... [full story]


By Abdiaziz Godah on May 09,2008

Guddoomiyaha Ururka New Somali Generation mudane Cabdigani Jeenyo oo balan qaaday inuu la shaqeeyndoono XSKK


image   Guddoomiyaha Ururka New Somali Generation mudane Cabdigani Jeenyo ayaa waxaa uu balan qaaday inuu la shaqeeyndoono xiriirka Somaaliyeed ee Kubadda Kolayga, Gudoomiyahan ayaa waxaa uu qadka teleefonka ee magaalada Muqdisho kula hadlay gudoomiyaha xiriirka somaaliyeed ee kubadda koleyga mudane Wiish.Mar ... [full story]


By Abuukar on May 08,2008

Gudoomiye kuxigeenka XSKK dhinaca farsamada Abdiaziz Godah oo safarkii Muqdisho u soo gabagaboobay


image  Waxaa baryahanba kusugna magaalada Muqdisho Gud.kuxigeenka XSKK ee dhinaca farsamada Mudane Abdiaziz Godah, Mudane Abdi aziz ayaa intii uu ku sugnaa magaaladda muqdisho waxaa uu safarkiisa kaga soo qaatay waayo aragnimo aan lasoo koobi karin, sababtoo ah waxaa uu intii ... [full story]


By Abdulqadir Jiqle on May 04,2008

Ciyaar kubadda kolayga ah oo aad u xiisa badan ka furmay Toronto, waxaana isaga hor yimaaday dhallinyarada Soomaaliyeed ee da'doodu ka yartahay 18 jir ka.


image   Waxaa caawa oo ay bisha May tahay 3, 2008, waxaa ciyaar kubadda kolayga ah oo aad u xiisa badan isaga hor yimaaday dhallinyarada da'doodu ka yartahay 18 jir ee ka tirsan dhallinta iyo qoysaska deggen degaannada galbeedka (West) ee magaalada ... [full story]


By Shafici Mohyaddin on May 08,2008

Cayaaryahan ka tirsan kooxda Heegan ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo caawa ku dhaawcmay qarax bambaano oo ka dhacay Siinaay.


imageGoor dhoweyto ayaa qarax bambaano waxaa uu ka dhacay biibito dad badani ku shaah cabayeen oo ku taala xaafada Siinaay ee magaalada Muqdisho,waxaana halkaa ku dhaawacmay 12 ruux oo uu ku jiro cayaryahan ka tirsan kooxda kubada koleyga Heegan ee ... [full story]


By Mohamed Busuri on April 28,2008

  Xiddigaha Qurbaha - Cali Xasssn Cafiifa oo Wacdarro Ka Dhiga Qadar


image     Cali Cafiif oo ah wiil uu dhalay ciyaartooygii weynaa ee Xassan Cafiif oo ka tirsanaa kooxda Horseed iyo xulka qaranka ayaa wacdarro ka dhigaa waddanka Qadar  Cali Cafiif wxuu u ciyaara kooxda Al – Sadd iyo xulka qaranka   Haddaba waxaa ... [full story]


By Yusuf Yusuf on May 07,2008

Kooxda Futzalka Soomaalida Nijmegen SCE3 oo horyaalka ka galay kaalinta 3aad


image  Waxaynu leenahay kooxda SCE3 mabruuk, guul wacan ayaad gaarteen. Horyaalkan oo socday dhowr bilood, waxaa ka soo qayb gashay 12 kooxood. Kooxda SCE3 waxay ka gashay kaalinta 3aad, hambalyo, halkiina ka sii wada dadaalka aad ugu jirtaan futsalka, waxaa laga yaabaa ... [full story]


By Mohamed Busuri on May 07,2008

Shir ay ku falanqeeyeen cayaartoodii Seria Ada kubadda cagta Toronto sidii ay u dhisi lahaayenn gole ay ku midoobaan


image   Ciyaartooydii hore ee ciyaaraha kubadda cagta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Toronto ayaa isugu yimid shir loogu gogol xaarayo sidii loo sameyn lahaa gole ay ku mideeysan yihiin. Dadkii ka soo qeybgalay shirkan ayaa waxaa kamid ahaa: Cabdullahi ... [full story]


By Muuse Osman on May 06,2008

The international media will have the opportunity to meet players and officials from the finalists of this year's UEFA Cup which will be played at the City of Manchester Stadium in England next Wednesday, May 14.


image  NYON, Switzerland, May 6, 2008 - The international media will have the opportunity to meet players and officials from the finalists of this year's UEFA Cup which will be played at the City of Manchester Stadium in England next Wednesday, ... [full story]


mosque
sky_news3
somalisc_logo
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author

More News

eXTReMe Tracker